It was a pleasure to have organised the annual Eid Al-ad-ha Festival that was held at Debneys Park, Flemington, Saturday 25th of August 2018. 
On behalf of the Somali Community in Victoria as well as Community Eid Festival committee, I would like to thank all our sponsors, participants, volunteers and anyone who took time to organise with us such an amazing event. Special thanks to our dignitaries and to all the families and friends who attended the festivities.
EID Mubarak…

Please click here to watch the Video.
—————
Waan ku faraxsanahay in aan mar kale qabaqaabino Munaasabadda Ciidal-adxa oo aan ku qabanay Debneys Park ee Xaafadda Felemington maalintii sabtida taariikhduna ku beegneyd 25’ka August 2018.
Aniga oo ku hadlaya magaca Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo magaca guddiga qabanqaabada munaasabadda Ciidda, waxaan halkan uga mahadcelinayaa dadkii ka soo shaqeeyay naguna caawiyay xafladda in ay qabsoonto. Waxaan si gooni ah ugu mahadcelinayaa martiidii ka soo qeyb-gashay iyo sidoo kale qoysaskii & saaxiibadii ka soo qeybgalay.

Ciid wanaagsan mar kale….

Halkan ka daawo Video’ga …. Guji

 

a242923222120141516181913121110982345671335