The Community EID Festival at Flemington

Sunday 18 September we celebrated Eid Ul Adha in Flemington where many communities, families, friends as well as dignitaries and Parliament members came together to celebrate for the Eid Festival.

The Community Eid Festival in Flemington also held a very anticipated friendly youth soccer match. As a result of the score being 2-2, the game went on to penalties. I would like to thank the management, coaches and teams players from both teams for a great match. It was a pleasure for us to have awarded them for their efforts.

I would like to thank all of our organisers and volunteers who have helped make this day a special one where we all celebrated the 2016 Eid Ul Adha. A special thanks also goes to our sponsors and supporters such as Moonee Valley City Council, Victoria Police, Flemington Rotary Club, Carroll Group [McDonalds], etc. Thank you all and we hope to see you at a bigger and better Eid Festival next year.

_______________________________

Maalintii shalay taariikhduna aheyd 18-ka September waxaan u dabaal-degnay Munaasabadda Ciidul-adxa anagoo ku qabanay Xaafadda Flemington munaasabad loogu dabaal-degayo, iyadoo ay ka soo qeybgaleen Jaaliyadda qeybaheeda kala duwan sida haweenka, caruurta,dhalinyarada & dadka waaweyn. Waxaa sidoo kale ka soo qeyb-galay xubno ka socda Baalamaanka & Council-ada.

Munaasabadda Ciidda ee Jaaliyaddu waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay ciyaar saaxiibtinimo oo u dhaxeysay laba kooxood oo dhalinyaro ah taas oo ku soo gabagabowday 2 & 2,waxaana markii dambe lagu kala baxay rigoorooyin ama gool-ku-laad. Waxaan u mahad-celineynaa maamulka, tababarayaasha & ciyaartoyda labada kooxood cayaar wanaagga ay soo bandhigeen. Annagana sharaf ayay noo aheyd in aan abaalmarino guddoonsiino.

Ugu dambeyn, waxaan u mahadcelineynaa qabanqaabiyaasha barnaamijka Ciidda ee sida mutadawacnimada uga shaqeeyay iyo sidoo kale kuwii nagu taageeray naguna caawiyay sida Moonee Valley City Council, Victoria police, Flemington Rotary Club, Carroll Group [McDonalds] iwm. Dhammaantiin aad ayaad u mahadsantihiin.

1 2 311 4 5 6 7 8 10  12 13