COVID-19 public health information

The Australian Government, Department of health has sent to us the below vital information translated in Somali regarding Covid19 safety to be distributed to the community.

Please read and share with you r family and friends.

——

Dowladda Australia, waaxdeeda caafimaadka ayaa nala wadaagtay macluumaadka hoos ka muuqda ee muhiimka ah, kuwaas oo lagu diyaarshay af-soomaali kuna saabsan sida looga nabadgalo xanuunka ‘Covid19’ si aan bulshadeena ula wadaagna.

Fadlan akhri oo dabadeed la wadaag qoyskaaga iyo asxaabtaada.