Covid-19 Update in Somali

Another video message in Somali language detailing simple ways to remain safe and healthy.
We’re almost there Victoria. Let’s keep up the good work. We can do this TOGETHER.
For more information, please visit  www.coronavirus.vic.gov.au/somali
——
Waa fariin kale oo fiidiyoow ah oo af-soomaali ah, tafaasiilna ka bixinaysa qaababka fudud ee lagu badbaadi karo, loona ahaan karo qof caafimaad qaba.
Waan joognaa halkii aan rabnay Fikitooriya. Aan sii wadno shaqadaas wanaagsan. Waxaana u sameyn karnaa si WADAJIR ah.