Mashruuca dib-u-cusbooneysiinta Guryaha Flemington / Flemington Housing Renewal Project

Somali

Dowladda Victoria waxay waddaa qorshe ay dib dib ugu hagaajineyso dibna ugu dhiseyso guryaha dowladda ee walk-up-ka loo yaqaan ee Xaafadda Flemington ku yaalla. Waxaan ka warqabnaa in Soomaali badan ay guryahaas ku nool yihiin. Haddii aad guryahaa deggen tahay ama guryaha u dhow ee dowladda ee Xaafadda Flemington oo laga yaabo in dib u habeyntan saameyn kugu leedahay,  ka qeybqaado kulan arrimahaa looga hadlayo oo isku day in aad ra’yi ka dhiibato sida ay adiga kula tahay ama u jeclaan laheydeen in wax looga qabto. Ogoow haddaadan hadda talada wax ku darsan waqtiga ay furan tahay waxaa suurtogal ah in hadhow fursad kale ku soo marin. Waxaa la helayaa qof turjubaan kuu noqda haddaadan luqada ku hadal ee Fadlan isku day in qorshaha halkaa laga hirgelinayo in aad wax ku darsato.

Maalmaha wadatashigu socdo & meelaha ay ka dhacayaan waa sida hoos ku qoran:

  1. Sabti 15-ka bishan Oktoobar  12-ka illaa 2-da galabnimo waxaa la isugu imanayaa agagaarka Milk bar-ka.
  2. Isniin 17-ka bishan Oktoobar 3-da illaa 5-ta galabnimo waxaa la isugu imanayaa banaanka Dugsiga Hoose ee Debney Meadows Primary School.
  3. Arbaco  19-ka bishan Oktoobar 10-ka subaxnimo illaa 5-ta galabnimo waxaa la isugu imanayaa Flemington Community Centre 25 Mt Alexander Rd.
  4. Khamiis 20-ka bishan Oktoobar 3-da illaa 5-ta galabnimo waxaa la isugu imanayaa agagaarka saraha walk-up-ka.

Ka qeyb-qaado qorshaha is-bedelka ku imanaya guriga aad ku nooshahay ama xaafadda aad deggen tahay oo wax ka dheh sida aad u jeclaan laheyd in wax loo qabto.

Wixii tafaasiil ah ee intaa dheer kala xiriir Xafiiska guryeynta emailka ah flemington.renewal@dhhs.vic.gov.au  AMA wac telefanka 93716200

AMA booqo boggan    www.dhs.vic.gov.au/flemingtonrenewal

—————————————

English

The Victorian Government is working on a plan to guide future renewal of the Flemington Estate and its walk-up buildings.

Have your say about the future of Flemington Housing State.  Come and talk to the department of housing about these plans.

  1. Saturday 15th 12-2pm, near the milk bar.
  2. Monday 17th 3-5pm, outside the Debney Meadows Primary School.
  3. Wednesday 19th 10am to 5pm, Flemington Community Centre.
  4. Thursday 20th 3-5pm, Holland Court, near the walk-ups.

To take part of this chat please call 93716200 or send an email flemington.renewal@dhhs.vic.gov.au

or visit  www.dhs.vic.gov.au/flemingtonrenewal