FOOD RELIEF, HYGIENE PACKS, HEALTH AND WELLBEING SESSIONS – COVID19

Somali Community Inc. is proud to have supported more than 250 families with food relief and hygiene packs. We are also currently running health and wellbeing sessions online, with great feedback from participants of the program. Our recently distributed digital devices have also supported families in accessing online sessions while staying connected with their families, friends and community.

Thank you to the Victorian State Government for supporting these initiatives.

Somali Community Inc. waxay ku faraxsan tahay in ay taageero u fidisay in ka badan 250 qoys, gargaar cuntada iyo xirmooyin nadaafadeed. Waxaan sidoo kale hadda wadnaa barnaamijyo caafimaadka iyo ladnaanta oo khadka tooska ah lagu qaadanayo. Waxaan sidoo kale helnay ra’yi-celin balaaran oo aan ka helnay ka-qaybgalayaasha barnaamijyadan. Sidoo kale qalabka dhijitaalka ah ee dhawaantan aan qeybinay ayaa sidoo kale ka taageeray qoysas dhowr ah marin u helida kulamada khadka tooska ah iyadoo ku xirmaya qoysaskooda, asxaabtooda iyo bulshada.

Way ku mahadsan yihiin Dawladda Fiktooriya taageerada ay naga siisay dadaaladan.