Happy & Healthy Kids at SCI


Somali Community Inc. (SCI) is delighted to be working closely to inspire children and young people to be active and well. Through our sporting activities and homework club, children and young people aged 4-14 years old are supported with their education, physical health and mental well-being. 

 

Happy Healthy Kids Programs at SCI has been established to support young people in building a strong educational foundation while our sporting activities led by professional coaches are designed to provide the space for children and young people to be fit and healthy. As we are reunited following the COVID-19 Pandemic, we are excited to have our young people back out learning, being active and building a sense of belonging with their communities. 

 

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Victoria Australia waxay ku faraxsan tahay inay bilowday inay ka shaqeyso sidii loogu dhiirigelin lahaa carruurta iyo dhallinyaradu inay noqdaan kuwo firfircoon oo wanwanaagsan. Iyada oo loo marayo barnaamijyada ciyaaraha isboortiga iyo ka caawinta homework-yada, gaar ahaan carruurta da’doodu u dhaxayso 4-14 sano ayaa laga taageerayaa waxbarashadooda, caafimaadkooda jireed iyo fayoobidooda maskaxeed.

 

Barnaamijyada Carruurta Caafimaadka Qaba ee Faraxsan ee jaaliyadda soomaaliyeed ayaa loo sameeyay in lagu caawiyo dhalinyarada si ay u dhistaan aasaas waxbarasho oo adag iyada oo hawlahaas isboorti ay hormuud u yihiin tababarayaal xirfad leh si ay u siiyaan qaab ama had ay carruurta iyo dhalinyaradu sku noqon karaan kuwo dhameystiran oo caafimaad qaba. Maadaama aan dib isaga nimid xanuunkii COVID-19 ee ummadda aafeeyay, waxaan ku faraxsanahay in caruurteenu ay dib isugu soo noqdaan waxbarashadooda, ahaadaan kuwo firfircoon, iyo sidoo kale in ay dhistaan dareen ay kaga mid noqonayaan bulshadooda.