Somali Community Inc. wins MVCC’s 2022 Neighborhood Spirit Awards

Somali Community Incorporated is delighted to have been awarded the Moonee Valley Council’s 2022 Neighborhood Spirit Awards!
This is a great achievement in recognising the hard work and dedication of our staff/volunteers, especially during the challenging period of Covid-19. We would like to thank Moonee Valley City Council and specially Cr Katrina Hodgson for presenting us this Award.
Congratulations and thank you to our wonderful team!.

 

—–
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Victoria Australia ayaa la gudoonsiiyay abaalmarinta Neighbourhood Spirit Awards ee ay bixiyaan Moonee Valley City Council.
Tani guul kale ayay u tahay jaaliyadda soomaaliyeed in lagu aqoonsado shaqadii adkeyd & dadaalkii ay muujiyeen xubnaha jaaliyaddu, gaar ahaan intii lagu jiray la tacaalidda Covid-19. Waxaan u mahadcelineynaa golaha degaanka ee Moonee Valley ee abaalmarintan na gudoonsiiyay.
Hambalyo ayaan leeyahay xubnaha jaaliyadda ee sida sharafta leh ugu adeegay jaaliyadooda, waad mahadsan tihiin.