Somali Delegation’s visit to Australia.

Somali Community in Melbourne hosted and welcomed a delegation made up of  Somali Politicians led by former Prime Minister of Somalia HE Abdiweli Sh Ahmed who came with Prof Abdurahman Abdulahi Badiyow.

The delegation took part in and attended many meetings with different parts of the community  including the youth, women and elders and they all have been welcomed with open hands and with full support.

On Tuesday 27th of September the Somali Community in Melbourne held a big event welcoming the delegation to Australia. During this event, they spoke to the community about the current situations in Somalia and especially the topics of safety, economy, and politics.

They have also advised The Somali Community in Melbourne to always maintain the wellbeing of this country and have thanked the Australian Government for the way they have welcomed the Somali Community and their endless support for the Somali people living here. The delegation also visited Sydney.

The visit of the delegation led by Mr Abdiweli Sh Ahmed to Australia concluded very well and they appreciated and thanked to Somali Community for their amazing way which they have been welcomed.


Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Melbourne waxay si diiran u soo dhaweeyeen wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane C/weli Sh Axmed iyo sidoo kale Prof C/raxmaan C/laahi Baadiyoow.

Wafdiga waxay la kulmeen qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda sida dhalinyarada, haweenka & dadka waaweyn waxayna uga mahadceliyeen sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen.

Habeenimadii talaadada taariikhduna ku beegneyd 27-ka September 2016-ka ayay Jaaliyadda Soomaalida ee Melbourne waxay wafiga u qabteen munaasabad ballaaran oo dadweyne faro badan ay ka soo qeybgaleen. Iyagoo Jaaliyadda uga warramay xaaladaha kala duwan ee Soomaaliya ku sugan tahay, gaar ahaan arrimaha nabadgelyada, dhaqaalaha & siyaasadda.

Wafdigu wuxuu sidoo kale jaaliyadda Soomaalida ku booriyay in ay mar waliba ka shaqeeyaan wanaagga & waxtarka bulshada iyagoo Dowladda Australia uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay shacabka soomaaliyeed ee dalkan yimid u soo dhaweeyeen & caawimaadda ay mar waliba u fidiyaan soomaalida.

Wafdigu wuxuu ugu dambeyn booqday Magaalada Sydney ee dalka Australia iyagoo sidoo kale halkaa kula kulmay Jaaliyadda Soomaalida.

Habeenimadii Jimcaha ayay wafdigu ka duuleen Magaalada Melbourne iyagoo dib ugu laabtay waddanka kenya halkaas oo la filayo in ay uga sii gubaan dalka Soomaaliya.

5 8 badiyow cwel2 cweli xaflad xamsa 2