The Somali Youth

Somali Youth is the backbone and the future of our society. Without them, a community can not move forward.
SCI has worked on and encouraged the youth to work for their communities and constantly try and improve it.
This is a few of our many community volunteers who put in their time, hard work and efforts to benefitting their community.
Two of these young men started voluntary work in their local Somali Community Radio while the others are part of youth groups representing our Community and Culture.
Somali Community Inc president Farah Warsame awarded these young talented individuals alongside Danny Pearson and Ellen Sandell who are our local State MPs.
We wish them the best of luck in all of their future endeavours…
Dhalinyaradu waa lafdhabarta bulshada waana mustaqbalka berrito, la’aantoodna bulsho ma hormari karto. Jaaliyaddu waxay aad uga shaqeysay waqtiyadii dambe aadna u dhiiri gelisay sidii dhalinyaradu ummadda ay ka soo jeedaan wax wanaagsan ugu qaban lahaayeen waana bilow fiican oo aan rajeyneyno in mustaqbal ifaya oo wanaagsan ay soo hoyaan. waxaa idiin muuqda qaar ka mid ah dhalinyarada Jaaliyadda soomaalida ee ka shaqeeya wanaajinta dadkooda.
Dhalinyaradan labo ka mid ah waxay dhawaan ka howl bilaabeen si voluntary ah Raadiyaha Jaaliyadda, halka kuwa kalena ay xubno firfircoon ka yihiin arrimaha dhaqanka & hoggaanka dhalinyarada.
Waxaa shahaadooyinka kala guddoonsiinaya Danny iyo Ellen oo labuduba ah Mudanayaal Baarlamaan oo ka tirsan State ka Victoria iyo Guddoomiyaha Jaaliyadda.
Guul ayaan idiin rajeyneynaa dhammaantiin iyo adinkoo howsha halkaa ka sii wada.