The Upcoming Programs & Events

The past 23 months have been challenging on all Australians. Changing restrictions and high case numbers of Covid-19 have affected our day to day lives and our ability to gather and enjoy events.

Lifting of lockdowns in early 2021 showed us just how much we missed in-person functions and activities and we are excited to be able to bring back our face-to-face programs in the new year.

Stay tuned for a range of events and activities for all ages starting this summer. We can’t wait to see you all soon.

——

23-kii bilood ee la soo dhaafay waxay ahaayeen kuwo ku adag dhammaan dadka reer Australia. Is-bedbedelada xannibaadaha Covid-19 iyo tirooyinka kiiska ee kordhayay waxay saameeyeen nolol-maalmeedkeena iyo awoodihii aan u laheyn inaan isu nimaano.

Markii la qaaday xanibaadyada bilowgii sanadkan 2021 waxay na tustay sida aan u waynay shaqooyinkii iyo waxqabadyadii qof ahaaneed, laakiin waxaan ku faraxsanahay inaan dib u soo celin doono barnaamijyadeenii fool ka-foolka ahaa sanadka cusub ee soo socda haddii alle idmo.

La soco barnaamijyada kala duwan iyo munaasabadaha kala duwan ee da’ kasta oo ka bilaabanaya xagaagan fooda inagu soo haya, waxaana rajeynayaa in aan dhawaan wada kulmi doono.