Victoria Police and Horn of Africa Communities Food and Cultural Project to promote better understanding and co-operations between the two

Somali Community Inc. is pleased to take part in the Victoria Police and Horn of Africa Communities Food and Cultural Project through out years. This an amazing program put together by Victoria Police and local communities to not only showcase African Food but to better the relationship between Victoria Police and our communities, especially our youth. Through this program, we hope it will reduce the crime rates within our communities, encourage responsible thinking and decision making and to ultimately create a safer environment in our area.


Jaaliyadda Soomaaliyeed waxay aad ugu faraxsan tahay in ay ka qeyb qaadato barnaamijka cuntada dhaqamada kala duwan ee Police-ka Victoria & Jaaliyadaha kala duwan. Baraamijkan oo wax weyn ka taraya isu-soo dhaweynta Jaaliyada kala duwan & Police-ka Victoria kaas oo la rajeynayo in uu wax weyn ka qabto arrimaha nabadgelyada & isu soo dhaweynta dhalinyarada & hey’adaha nabadgelyada.

Barnaamijkan oo ay gacan weyn ka geysatay Jaaliyadda Soomaalida waxaan u rajeynayeynaa in uu halkiisa ka sii socodo mustaqbalka si howsha la qabtay hore loogu sii wado. Haddii aad halkan deggen tahay nagala qeyb-qaado barnaamijyada waxtarka u leh bulshada kaas oo kani ka mid yahay.

6 12 10 8 2 7 pol 9 3 11