Community Safety Information Session

Somali Community Inc. held an information session in Flemington  which was designed for Somali Parents especially mothers of the Somali community and Victoria Police.

This meeting was attended by many of the Somali mothers as well as Victoria Police members from both Melbourne North and Flemington Police Stations and also Community Manager from Crime Stoppers Victoria.

 

The purpose of this meeting was to discuss and come up with solutions when it comes to the General Safety.

More than 60 mothers have attended this session and It was the first time in which Somali mothers spoke directly to police and protective agencies about their issues without anyone being in between them.

This started a great conversation and also discussed ideas and plans that we hope will help greatly with the safety issues and concerns.

Somali Community Inc. is always looking to find ways in which we can improve the community.

———————————–

Waxaan ku qabanay xaafadda Flemington kulan ay soo qabanqaabisay jaaliyadda soomaalida kaas oo ay isugu yimaadeen waalidiinta soomaalida gaar ahaan hooyooyinka iyo xubno ka socda Police-ka Victoria.

Kulankan ayay ujeedadiisu aheyd sidii la isu wareysan lahaa loogana wada hadli lahaa dhibaatooyinka xagga amniga guud ahaan.

Waa markii ugu horeysay ee hooyooyinka Si toos ah ula hadlaan Police-ka Victoria iyagoo aan cidi ku dhex-jirin waxaana ka soo baxay fikrado wanwanaagsan oo aan rajeyneyno in mustaqbalka meel fiican gaaraan

Kulan-kan ayaa waxaa kasoo qeybgalay in a badan 60 dumar soomaaliyeed ah & xubno dumar ah oo Police-ka Vicoria ka tirsan kana kala socday labada saldhig ee local-ka ah iyo xubin ka socday qeybta crime stoppers-ka ahna masuulka u qaabilsan arrimaha Jaaliyadaha.

Is-afgarad wanaagsan ayaa halkaa ka soo baxay & sidii loo wada shaqeyn lahaa.

 

Jaaliyaddu waxay mar walba u taagan tahay wanaajinta dadkeeda & dalkeeda.