Meeting with Victoria Police

It’s Yesterday’s meeting hosted by Victoria Police that was invited African Australian Leaders to discuss the relationship between the African Community and Victoria Police. Some of the main topics were employment as well as making sure that the community is connected to Police and to keep this relationship a great one.

Waxaa kulan shalay lagu qabtay Saldhiga Melbourne North kaas oo lagu casumay qaar ka mid ah Hoggaamiyaasha Jaaliyadaha Afrikaanka ee ku nool Melbourne & agagaarkeeda, gaar ahaan xaafadaha ay Soomaalidu ku badan tahay. Waxyaabaha laga wada hadlay waxaa ugu weynaa arrimaha shaqada & sidoo kale  sidii xiriirka Jaaliyadaha & Poice-ku mar walba u ahaan lahaa mid wanaagsan.