Job Vacancies & Information Night

Somali Community Inc. has, in the past two years, been working on the issue of unemployment in the community and we can eliminate or reduce the rates of unemployed community members.

There has been great results from the hard work that the community office has put into this matter and I would like to share with you three jobs that are very important for the community and especially the youth who have studied here to take advantage of. 
Two of the three job opportunities have been advertised recently and third could even lead to more work opportunities.
I advice that you apply for these jobs. These are special jobs since they are tailored for those of African backgrounds to take advantage of and will help lead or open pathways for bigger and better future opportunities. 
For more information please click the link below
Good luck.

Jaaliyadda Soomaalida Australia waxay mudadii labada sano aheyd ee ugu dambeysay waday barnaamijyo lagula dagaalamayo shaqo la’aanta waxayna isku dayeysay sidii Jaaliyadda u heli lahaayeen shaqooyin ay noloshooda ku maareeyaan. 
Haddaba barnaamijyaadaas waxaa kasoo baxay natiijooyin horu-dhac ah oo shaqo la’aantaa lagula dagaalamayo waxaana jeclahay in aan halkan idiinku soo gudbiyo 3 shaqo oo muhiim u ah Jaaliyadda gaar ahaan dhalinyarada halkan wax ku baratay si ay uga faa’ideystaan kuwaas oo labo kamid ah la advertise gareeyay si loo soo codsado halkan shaqada 3-aad howsheeda la wado oo dhowr shaqo oo kale ay ka soo bixi karaan.
Waxaan idinku dhiirigelinayaa in aad shaqooyinkaas soo codsataaan lana socotaan kuwa soo socda. Shaqooyinkan waxay kaga duwan yihiin kuwa kale waa fursado jaaliyadaha asal ahaan ka soo jeeda Africa lagu caawinayo.
Wixii macluumaad ah oo intaa dheer guji link-ga hoose.
Nasiib wacan.

Click Here / Guji Halkan