Somali Youth Night 2015

On Sunday, 1st of November 2015, Somali Community Inc. held a night dedicated to the Somali youth.Waxaan ku qabanay Melbourne barnaamij loogu talogalay dhalinyarada soomaaliyeed maalintii Axadda, 1’da November 2015

On Sunday, 1st of November 2015, Somali Community Inc. held a night dedicated to the Somali youth and was organised by the youth. 
This event which incorporated both awareness and cultural performance was attended by members from Parliament, Victoria Police, City Councils, Somali Community officials as well as many of the Somali Youth whom some of which were presented with Awards acknowledging the hard work and contribution to the community. 
Many thanks to all those who attended. Special thanks to the dignitaries who spoke in the event.
———
Waxaan ku qabanay Melbourne barnaamij loogu talo-galay dhalinyarada soomaaliyeed maalintii Axadda. 
Barnaamijkaas oo isugu jiray wacyi-gelin bandhig dhaqameeedyo waxaa kasoo qeybgalay xubno Ka socday Baarlamaanka, Victoria Police, City of Melbourne, masuulyiin jaaliyadeed iyo dhalinyaro aad u badan, iyadoo halkaa dhalinyarada qaar lagu guddoonsiiyay Abaalmarino khaas ah maadaama ay dhalinyaradaas wax ku soo kordhiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed.
Waxaan u mahadcelineynaa ka soo qeyb-galayaashii & masuuliyiintii halkaa khudbadaha ka jeediyay.

Barnaamijkaas wuxuu ku soo gabagaboobay una dhacay sidii loogu talo-galay

—————–